 |
|
 |
| Somali Arts & Music |
|
 |
| Somali Newpapers |
|
| Religion Links |
|
|
| |
| |
| |
|

Halkan Taabo
|
Headline News |
| July (Manabolyo.com.Ciidamo Gadoodsan ayaa isku gadaamay Xarumaha looga Arimo Gobolka Hiiraan. |
| July (Manabolyo.com. Mudane C/llaaahi Yuusuf AXmed iyo Cali Mahdi Max’ed, oo ka hadleeyn sidii isbedel lagu sameeyn lahaa ajendaha shirka. |
| July (Manabolyo.com.Is u gaarsiga Habenkii ee u dhexeeyay Ciidamda Ethobiya iyo kuwa diidan joogitaanka Ciidamdaasi aya Xalay isu adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan |
| July (Manabolyo.com. Buuuq fara badan oo ay ku sameeyeen Dadkii watay Basaboorki hore iyo Shirkadaha Duulimaadka, Gudaha Garoonka, ka dib aya waxa uu Mr Gaafow waxa uu ka dhawaajiyay in dib loo dhigay Dhaqan galka Basporka cusub |
| July (Manabolyo.com. C/lahi Yuusuf Madaxwaynaha DKMG Somaliya aya ka codsaday kuwa ku kacsan Dowlada in ay la soo fadhiistaan Dowlada Miiska wadahadalka si loo dhameeyo Khilaafka jira |
| June (Manabolyo.com. Weerar Bambaano oo lagu qaaday Kolonyo uu la socoday Xildhibaan Barre Hiiraan oo ku sii jeeday |
| June (Manabolyo.com. 26,Juun, 07, Nasiib daro + Bandow = in la hilmaayo oo lagu soo baraarugo Saaka tiyoo ay Idaacadaha Lokalka ah ay ku heesayaan Maanta Maanta waa maalin wayne Maanta, Madaxayn Banaane Maanta, iyo Heeso kale oo tusaalaynaya Maalintii ugu horeysay ee Dhul Somaliyeed u helo Xoriyada dhamaystiran. |
| June (Manabolyo.com. markii ugu horeysay oo aan si Ficil ah arko Qarax dhacaya, halka Dadka qaarkii ay u carareen yaan laguu qaban falka dhacay Dartis, iyo waxyeelada Xabadaha ay ridayan Boooliska la socday Wasiirka Gancsiga C/lahi Axmed Afrax oo isaga laftiisu uu ahaa cida lala beegsaday Falkan sababay Dhimashada Qof, iyo dhawaca 4 ka mid ah ilaalada Wasiirka, Mudane afrax oo sheegay in uu ahaa markii Labaad oo lagu weeraro Qaraxyo hase yeeshee u Alle labada jeerba badbaadiyay. |
| June (Manabolyo.com. Cali Mahdi Max;ed Garwadeenka Qabanqaabiyaasha Shirka Qaran ayaa Maanta sheegay in uu Casuumaad u fidiyay Xubnaha Maxkamada Islaamka, uuna ku casuumay ka soo qayb galka Shirka Qaran ee lagu wado in uu 15 Bisha soo socota u ka furmo Magaalada Muqdisho. |
| June (Manabolyo.com. Dhimashada 4 Qof oo Rayid ah ayaa la xaqiijiyay iyo Dhaawac Dhowr kale ka dib makiii ay Cidamada Booliska ay fureen Rasaas ay ku kala eryayeen Dad doonayay in wax ka helaan Raashin MUcaawano ah oo ay WFP qaybintiisa ka bilaabi lahayd Saaka Degmada C/casiis ee Magalada Muqdisho. |
| June (Manabolyo.com.Ciidamada Ethobiya ee ka Howlgala Gobolka Hiiraan ayaa Maanta Baaris ka bilaabay Deegaanka Halgan oo ka tirsan Degmada Buula barde, ee Gobolka Hiiraan, kaas oo kadanbeeyay Werar shalay loo gastay Ciidmadaaasi oo qarkood ku soo jeeday Buula barde |
| June (Manabolyo.com.Saddex Qof aya ku dhaawacantay, Rasaas ay fureen Ciidadama Booliska oo ka Jawaabayay Bam Gacmeed ay soo tuureen Kooxa aan ilaa iyo hada lagaran, Isgoyska H/wadaag, e Suuqa Bakaaraha |
| June (Manabolyo.com.Xalay waxa ay Magaaladu Muqdisho u ahayd habeenkii Labaad oo ay ka dhacaan Madaafic la mid ah kuwii Habeen hore dhacay, lakin waxay kaga duwanaayeen in Qaraxyada Xalay ay ahaayeen tiiyoo ay isaga soo horjedaan Laba Kooxood, oo isku adeegsanaya Madaafiicda Goobta. |
| June (Manabolyo.com.Dhaqangalka Badowgii lagu soo rogay Magaalada Muqdisho ayaa sida ay sheegayaan Maamulka Gobolka Banaadir u Hergalay qaabkii loo qorsheeyay, iyadoo Maamulkuna uu ku tilmamay Silsiladii Qaraxyada ahaa ee dhacay Xalay aanay wax dhibaato gaysanin. |
| June (Manabolyo.com .Qaybinta Raashin gargaar ah ayaa maanta ka bilaabanaysa Magaaalada Muqdisho, iyadoo howshaasi fulinteda ay iska kaashanayaan Ha'ayda WFP, iyo Gudi ugu qaabilsan Gobolkan Banaadir Dib u jedinta, iyo Gurmada u fidinta Dadka |
| June (Manabolyo.com. Dhimashada Laba ka mid ah Booliska, iyo laba kale oo ah Rayid ayaa la xaqiijiyay in uu sababay Qarax wayn oo Saaka ka dhacay Suuqa Sarifka Lacagaha Qalaad ee Suuqa Bakaaraha iyadoo Tiro kale oo aan la cayimin ay halkaasi ku dhaawacantay |
| June (Manabolyo.com.waxaa saaka xermay Wadada Tripunka ilaa Excontrol Afgoye, taas oo ka dhalatay Weeraro Foolka fool ah oo Xalay loo gaystay Ciidamada ethobiyaanka ee Saldhigyada ku leh Meelo badan oo Muqdisho ku yaala. |
| June (Manabolyo.com.Waa markii labaad oo Muuse Suudi uu hubku wareejiyo dowladda KMG ah ee Somalia tan iyo markii uu ku soo laabtay caasimadda horraantii sanadkaan markii laga adkaaday maxkamadihii islaamka |
June (Manabolyo.com. INAA LILAAH WA INAA ILEEHI RAAJICUUN. Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xasan Maxamed oo ku magac dheer Xasan Kuuriya. Anagoo ku hadlaya Magaca wargeyska Manabolyo iyo asxaabta kala ah Xasan Bile, Maykal Xasan cali, c/raxmaan shuuriye iyo muxidiin Amis waxaan tacsi u direeynaa dhamaan ehelada iyo qaraabada uu ka dhashay, waxaana leenahanay samir iyo imaan ilaah haka siiyo aamiin. |
| June (Manabolyo.com.Geerida laba Ruux, iyo dhaawac laba kale ayuu Sababay Qarax wayn oo Saaka ka dhacay Agagaaarka Baar Fiat, kaas oo la dhigay Meel Qashin uu ka buuxa, aroortii hore ee Saaka. |
| June (Manabolyo.com.Guri uu lee yahay Injineer Eenow oo Qandaraasle WFP, ugu qaabilsan gaarsiinta, Mucaawinada, ayaa laga soo saaaray Hub kii ugu badnaa ee laga soo saaro W/muqdisho, kaasi oo isugu jira Hubka waa wayn iyo midka yaryar intaba. |
June (Manabolyo.com. Dowladu ayaa soo saartay hadal Naqdin u ah Eedeeyan uu Cismaan Caato dusha kaga tuuray Ciidamada Ethobiyanka ka dib markii ay Gurigisa kala baxeen Hub iyo Hanti gaar ahaaneed oo isagu ku tilmamay in la bililiqaystay, hase yeeshee Dowladuna hadalkaasi ku tilmaantay mid Fursada u siinaya in ay Maxkamada la tiigsato sida uu sheegay Cabdi Xaaji goobdoon |
| June (Manabolyo.com.Boondheere, Shibis, Sanca, iyo Beexaani ayaa ka mid noqday Goobo inta badan lagu tuhumo in ay Hoy ku lee yihiin Kooxaha Dowlada ku kacsan, inkasta oo aan wax hub ah laga soo qabanin |
June (Manabolyo.com.Gudoomiyihii hore Degmada Shibis Abuukar Bandaas, ayaa Maanta lagu aasay Deegaanka Carfiid, ka dib markii saaka Dablay ku hubaysan Bistoolada ay ku dileen Suuqa Manabolyo. |
June (Manabolyo.com.Nin aan ilaa iyo hada la garan Hatbtiisa ayaa lagu toogtay Agagaarka Tabeelaha jacaylka, ka dib markii uu isku dayay in uu dilo Nin kale oo ka mid ahaa Ciimada Deegaanka Xamar.
Abuukara Bandaas Gudoomiyaha Degmada Shibis, oo ka waramaya Dhacadada ayaa sheegay in uu Ninka dhintay u ka mid ahaa Kooxaha Dilka ka wada Muqdisho kaas oo la socday Laba Nin oo baxsatay |
| June (Manabolyo.com.Cali Mahdi waxa uu sheegay in laga yaabo Mudo Laba Usbuuc ugu badnaan in uu dib u dhaco Qabsoomida Shirka, lakin waxa uu uu qiray in ay jiraan Caqabado Nabadgelyo oo aan sidaas u buurnaynin, lagana yaabo in laga gudbo Dhaqsi. |
| June (Manabolyo.com.Raali galin iyo u hoyosho Booqasho isugu jirta ayay Maanta ugu tageen mas'uulyiinta ugu saraysa Dowlada Madaxwaynihii hore ee Somaliya oo Shalay ka cawday Farafarayn ay Ciidamada Dowlada iyo kuwa Ethobiyanka ku sameeyeen Guriga u ka dagan yahay Magaalada Muqdisho. |
11 June (Manabolyo.com.laga soo bilaabo Albaabka Madaxtooyada Somaliya, soona marta Fiat, Beexaaani Sanca, Wadada Balcad ilaa laga gaaro Deeganka Ceel Carfiid, waxa si saf ah u taagnaa Ciidamada Isbahaysiga Labada Dal, iyadoo Janaasada oo si aayar ah loo galbinayay, la geeyay halkii u ka qodnaa Gurigiisii ugu danbeeyay. |
| 10 June (Manabolyo.com.Mas'uuliyiinta IDaacadihii xayiraada la saaray ayaa Kulan ay si wadajir ah u lahayeen Wasarada Warfaafinta, sida muuqata ku dhamaaday is faham dhex mara labada dhinac . |
| 10 June (Manabolyo.com.Raiisal wasaare Geedi ayaa Booqasho aan hore loo sii shaacinin ku tagay Magaalada B/wayne. isagoo markii uu halkaasi tagayna helay Soo dhawayn diiran marka la eego isku soo baxa Dadka ay sameeyeen intii aanu ka soo degin Diyaaradii uu saarnaa. |
| 10 June (Manabolyo.com. Hubkii kii ugu tirada badnaa ayaa Maanta Ciidamada Ethobiyaanku ay ka heleeen Godod waa wayn oo ku yaala Garaash wayn oo ku dhaw SOS, iyo Qubuurihii hore ee Talyaaniga. |
|
|
| 09 June (Manabolyo.com).Degaanka SOS oo ay Baaritaanka iyo Bandowgaba ay isaga daba noqnoqdeen Dhowr jeer ayaa Maanta waxa laga soo qabqabtay Dad Dowr ah oo Dowladu sheegtay in lala xiriirinayo ku lug lahaanshaha Qaraxyo si isdaba joog ah halkaasi ugu dhacay |
 
INAA LILAAH WA INAA ILEEHI RAAJICUUN. Alaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi goordhaweyd ku geeriyooday Madaxweynihii ugu horreeyay ee Somalia Aadan Cabdulle Cismaan Anigoo ku hadlaya Magaca wargeyska waxaa leenahanay ilaah janada haka waraabiyo aamiin aamiin |
| 07 June (Manabolyo.com).Wasirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Mudana Nuunow Max'ed ayaa Faahfaahin dheeri ah ka bixiyay Sabibihii kenay in la xero Idaacadahasi kuna sheegay in ay tahay Howlaha Dhinaca Amanka ee Maalmaha ka socda Magaalada Muqdisho |
| 07 June (Manabolyo.com).M C/lahi Yuusuf, oo uu la socdo Raiisal Wasaare Geedi ayaa Booqasho indha indhayn ah ku tagay Ex Xaruntii hore Ee Booliska oo lagu tala jiro in lagu qabto Shirka Qaran Bishan 14keeda |
| 07 June (Manabolyo.com).Cabdi Iimaan oo ahaa afhayeenkii Beelaha Hawiye ayaa Saacado ka hor dib u helay Xoriyadiisii qofnimo ka dib Xabsi uu ku tilmaamay in aanu garanaynin Macnihiisa |
| 06 June (Manabolyo.com).Guddoomiyaha guddiga odayaasha beelaha Hawiye, Xaaji Cabdi Iimaan Cumar ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay kala baxeen guriga uu lahaa afayeenka Hawiye Axmed diiriye ayadoo ciidama Ethiopiyaanka oo watay Tiniko isku gadooday gurigaasi |
| 06 June (Manabolyo.com).waxaa maanta bandhoow lagu soo rogay degmada yaaqshiid oo ka tirsan gobolka banaadir ayadoo ciidanka booliska ay bartilmaansadeeyn meelo ay ku tuhmaayeen in hub yaalo |
| 06 June (Manabolyo.com).Idaacadaha Shabelle, Hornafrik iyo Idaacada Quraanka Kariimka ayaa albaabada loo laabay ka dib markii arinkaan lagu shaaciyay wareegto ka soo baxday dowladda KMG ah ee Somalia oo uu ku saxiixan yahay wasiirka warfaafinta |
| 05 June (Manabolyo.com). Wadaado u badan kuwa loo yaqaano Tabliiqa ayaa laga soo ururiyay Masjid ku yaala Degamada Huriwaa, ka dib Howlgal Kedis ah oo ay Saaka Waabarigi xilli ay Dadku hurdaan ay bilaaben Ciidamada Ethobiyaanka |
| 05 June (Manabolyo.com).Wixii ka danbeeyay Qaraxii Xalay lagu weeraray Giriga Raisal Wasaaraha, waxa ka sii daray Xaalada Amaan ee Magalada Muqdisho iyadoo Qaraxyada iyo Dilalka ay gareen Heerkodii ugu sareeyay |
| 03 June (Manabolyo.com).Geedi ayaa saxaafada la hadlay ka dib markii uu ka bad-baaday isku daygii la isku dayey in lagu qaarijiyo ayaa saxaafada u sheegay in uu ka badbaaday isku daygaas wuxuuna qirtay in ay ku naf waayeen ilaaladiisa. |
 
Geedi oo ka badbaaday isku day la doonayey in lagu qaarijiyo asagoo ku sugnaa gurigiisa. Marka ay saacada aheeyd 5:00 galabnimo ayaa qarax aad u weyn ka dhacay guriga uu degan yahay Ra'isulwasaare Geedi, halkaas oo ay ku geeriyoodeen ilaa 10 ilaaladiisa. |
| 02 June (Manabolyo.com).Saraakiisha Ciidamada Ethobiyaanka ee Saldhiga ka dhigtay Isgoyska Towfiiq ayaa Maanta Kulan gaar ah waxay la yesheen Gancsatada Suuq Bacaad, kadib Weerar Bambaano oo Xalay loo gaystay Fadhiisinka Ciidamada Ethobiya ee Towfiiq. |
| 02 June (Manabolyo.com).Tiro ka badan 30 Dablay ayaa lagu dilay Dagaalo Beeleed dhex maray Laba Qabiil oo wada dega Deegaanka Xaradheere oo ka tirsan Gobolka Mudug, iyadoo Tiro intaa ka badana lagu dhaawaca. |
31May (Manabolyo.com).Ciidamo ilaa iyo hada aan la xaqiijin karin cida ay yihiin hase yeeshe Maamulka P/land uu ku tilmaamay in yihiin Kooxo ka tirsanaa Maxakamadihii la tuuray ayaa qabsaday Degmada Baargeel oo ka mid Gobolka Bari ee Maamul gaboleedka P/land. |
| 31May (Manabolyo.com).Abuukar Bandaas, oo ah Gudoomiyaha Degmada Shibis ayaa ku tilmaamay kuwa ka danbeeya Falkii lagula kacay Xafiiska Degmada Shibis mid ay ka danbeeyeen waxaa uu ugu yeeray. |
| 31May (Manabolyo.com).Ciidamada Ethobiya, iyo kuwa Dowlada ayaa Saaka Baritaano ka bilaabay Xafado ka mid ah Degmada Yaaqshiid, iyagoo si gaar ah u baarayay qaar ka mid ah Dugsiyada Quraanka. |
| 30May (Manabolyo.com).Dowlda Federaalka Somalaiya aya soo saaartay Maanta Amar ay Ku wajahan Ganacsiga gaarka oo laga doonayo in ay soo diiwaangeliyan Ganacsigooda |
| 30May (Manabolyo.com).Taliyihii Ciidanka Asluubta Somaliya Axmed Max'ud Absuge ayaa toogasho lagu dilay Degmada X/wayne ee Gobolka Banaadir, 1:30 ee Maanta, sida uu shaaciyay Gudoomioyaha Degmada X/wayne C/lahi Ibrahin Saha. |
| 30May (Manabolyo.com). Afar Rayid ah ayaa ku dhimatay Tiro kalena oo aan la cayiminna waa ay ku dhaawacmeen Rasaas ay fureen Ciidamada Ethobiya ee Saldhiga ku leh Magaalada B/wayne |
| 30 May (Manabolyo.com).Wasiirka Arimaha Gudaha Max'ed Max'uud Gacmadheere, ayaa u shegay Jariidada Sharqul Awsad in laga yaabo in dib mar kale loo dhigo Shirka qaran ee lagu waday qabashadiisa Bartamaha Bisha soo socota |
| 29May (Manabolyo.com).Gaari gacanada, Geedaha loo yaqano Geed Yuhuudka, Bacaha Madow, iyo Gawaarida Xarakada ayaa noqday, Tasiilaadka lo adeegsado, Fulinta Falalka argagaxa leh, iyadoo Dadkuna ay bilaabeen in fijignaan iyo dignoonaan ay ka galaan |
| 29May (Manabolyo.com)Xaalada Isgoyska Black Sea Magaalada Muqdisho, waxa ka jira Xiisad aad u kacsan ka dib markii , Maanta lagu toogtay Askari ka tirsan Cidamada Booliska Dowlada Fedraalka |
| 28May (Manabolyo.com).Dhimashada Laba Dhalin yaro ah aya la xaqiijiyay, kadib markii ay Xalay Fiidkii Ciidamada Ethobiyanka oo ka Jawaabaya Weerar Bambaano oo lagu qaaday Fadhiisinkoda Warshada Baastada ay fureen Rasaasta haleeshay Dhalinyaradaasi. |
| 28 May (Manabolyo.com).Laba ka mid ah ku ku lebisan Dareska Ciidamada, aya la dilay laba kalena Nolosha ayaa lagu qabtay Xilli iyagoo isbaaro Saacadaha iyo Moobelada kaga furaya Degaanka Sanca, ay Weerar ku qaadeen Ciidanka Booliska Xilay Fiidkii. |
| 27 May (Manabolyo.com).Waxaa caawa fiidkii dhacay qarax aad u weyn oo laga maqlayey magaalada muqdisho, qaraxaas oo ka dhacay degmada huriwaa ayaa la ogeeyn qasaaraha ka dhashay ayadoo dadka welwel mar kale la soo deresay |
| 27 May (Manabolyo.com).Qaraxyo waa wayn ayaa Xalay fidkii laga maqlay Saldhig ay degan yihiin Ciidamada ethopiya, kuwaas oo ay Warar is Khilaafsan ay ka soo baxayaan Qasaaraha u gaystay iyo cida ka danbaysay |
27 May (Manabolyo.com).ka dib ku dhawaaad Labatan Sano ayaa Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Ethobiya Sium Masfen Maanta ka furay Magaalada Muqdisho, Safaradeed aan la magacaabin Safiirki fadhiisan lahaa, Xilli uu sii xoogaysanayo Xiriirka Siyaasaded e u dhexeeya Labada dhinac. |
| 26 May (Manabolyo.com).Gudoomiyaha Gobolkan Banadir ayaa eryay dhowr ka mid ah Ciidamada Deeganka Xamar oo uu ku eedeeyay in aanay wadanin Dareeskii lagu yaqaanay Ciidamada Gobolka, Xilli uu Saaka Shir ku lala laha Xarunta Gobolka Banaadir |
| 26 May (Manabolyo.com).C/fataax Ibrahim Shaaweeye, o ah Kuxgenka Siyaasada iyo Max'ed Cusman Dhagaxtuur oo ku xigenka dhinaca Amaanka ee Gobolka Banaadir, ayaa labada ka badbaaday isku dil oo lagu qaarijin lahaa Saaka Xilli ay marayeen Isgoyksa ex Kontrol Balcad ee Waqooyi Bari Muqdisho. |
| 24 May (Manabolyo.com).Dhimashada laba ka mid ah Ciidamka Dowlada Federaalka, iyo dhaawaca laba kale ayaa ka dhalatay weerar loo gaystay Ciidamadaas oo fadhiisin u ahayd, Goob Isbaaro oo ku taala Deeganka Warmaxan ee Gobolka Shebelaha Hoose. |
| 24 May (Manabolyo.com).Mid ka mid ah Hogaamiye Kooxeedyadii sida wayn ula dagaalamay Maxkamadahii Dalka qabsaday Bartamihii Sanadkii hore ayaa Maanta Mudo Sanad ku dhaw ka dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho |
| 24 May (Manabolyo.com).War saxaafadeed ay soo wada saareen Gudoomiyashii hore Maxkamadaha iyo kii Baarlamanka Sh Shariif sh Axmed iyo Shariif Xasan ayaa si wada jir ah ugu baaqay in aan laga qayb galin Shirka ay ku tilmameen Dibin daabyo iyo Shirqoolo Shisheeye |
| 24 May (Manabolyo.com).Max'ed Cumar Xabeeb, Gudoomiyaha Gobolkan Banadir aya Shaaca ka qaaday in Maalinta Berri ay si rasmi ah Amaanka Magaalada Muqdisho ula wareegi doonaan Ciidamada Booliska Somaliya. si loo yareeyo Dhaqadhaqaaqyada Koxa Falalka xun ka wada Magaalada. |
| 23 May (Manabolyo.com).Booliska Degmada Jowhar ayaa ku guulaystay in ay kala eryaan Qaarkoodna ay soo qabqabtaan, Maleeshiyo Beeleedyo Lebis Dareeska Booliska oo Falal Amaan daro iyo dhacba ka waday Garsaale oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe. |
23May (Manabolyo.com).Ciidamada Deegaanka Xamar Munishiibiyo ayaa bilaabay Saaka Calaamadaynta Dhismayasha sida Sharci darida looga dhistay Darjiinooyinka Magaalada Muqdisho, ka dib markii la soo gabagabeeyeen Wajigii hore Bur burinta Dhismayaasha aan sharciga ahayn |
22 May (Manabolyo.com).Suuqa xoolaha oolagu soo rogay Bandow ka dib markii Laba Bam lagu soo tuuray Ciidamada Ethobiyaanka ee Sladhigooda yahay Suqa Xoolaha ee Duledka Muqdisho, ayadoo la sheegay in la arkay Dhaawac tiro ciidamo ah oo Ethiopiyaan ah. |
22 May (Manabolyo.com).Gudoomiyaha Degmada Balcad Max'ud Xussen Gudabaaye, ayaa shaaca ka qaaday in halis Balaaran ay ku soo socoto Degmada Balcad iyo deegaanada hoos yimaada |
| 22 May (Manabolyo.com).Shir Jaraaid oo uu ku qabtay Magalada Muqdisho Cali Mahdi ayaa waxa ku sheegay in waxa shirka loo qabanayo ay yihiin Qabaailada Somalida ee aanay ahayn Dowlad iyo Ururada diidan |
| 21 May (Manabolyo.com).Miinooyinka qarxa ayaa saaka laga helay Guryo ku yaala agagaarka Hotel L/wayn iyo Warshada Kokakola ka dib markii ay saaka halkaasi howlgal ka sameyeen Ciidamada Dowlada Federaalka |
| 21 May (Manabolyo.com).Ciidamadii loo yaqaanay Munishiibyo ayaa Howlgalo dhinaca Dhismah Sharic darada ka bilaabay Gudaha Xaafadaha Magalada Muqdisho, |
| 21 May (Manabolyo.com).Dhimashada Qof Rayid ah ayaa ka dhalatay Rasaas ay fureen Ciidamada Ethobiya oo Rasaasta furay ka dib Qarax Miinada Dhulka lagu aaso ah oo la lal beegsaday |
| 20 May (Manabolyo.com).Madaxweynaha ayaa shuruud ugu dhigay ka qeybgalka shirka dib u heshiisiinta xubnihii ka tirsanaa maxkamaddaha in marka hore ay joojiyaan colaadda isla markaana ku soo daba feylaan beelahooda. |
| 20 May (Manabolyo.com).
Dhowr Qof ayaa ku dhaawacantay, Weerar Bambaano oo Qadar daqiiqado ka hor lagu qaaday Kolonyo Baabuurta Dagaalka Ethopiyaanka oo marayay agagaarka Cisbitaal Carafaad ee Wadada Warshadaha
& duqa magaalada oo la weeraray.
|
| 19 May (Manabolyo.com).Wasiir K/xigeenka arimaha dibadda ee dalka Talyaaniga Patrisia Santineli oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayadoo la kulantay madaxda dowlada & Cali Mahdi |
| 19 May (Manabolyo.com).Hal Askari ayaa ku dhintay Mid kalena waa uu ku dhaawacmay Iska hor imaad Maanta ka dhacay, Suuqa Bakaaraha ee Magaaalada Muqdisho |
|
18 May(Manabolyo.com).Waxa uu noqonaya isku daygii Saddexaad ee lagu qaado Werar noocan oo kale ah isla markaana uu ka badbaado Raiisal Wasaaraha Geedi tan intii loo Magacaabay Xilka uu hayo |
| 18 May (Manabolyo.com)..Marxuum Gashaanle Sare Axmed Siyaad C/lle oo ahaa Sarkaal Da' ah ayaa Saddex Xabadood oo kasoo dhacday Qoriga AK47 ka haleeshay Madaxa iyo Laabta kadibna isla goobtii ku geeriyooday |
| 17 May (Manabolyo.com). Ciidamada Ethobiyaanka e ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa Maanta ka warhelay Weerar Bambaano oo lala damacsanaa in lagu qaado Kolonyo ka mid ah Cidamadaasi oo ka howlgala wada |
| 17 May (Manabolyo.com). Askari ka tirsan Ciidamada Booliska ayaa Maanta lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho Xilli ay ka wadeen Howlo Wada Nadiifin o ka socotay Gudaha Suuqa Bakaraha gaar ahaan halka loo yaqaano Suuq yaraha Sarifka lacagaha Qalaad.
|
| |
| 17 May (Manabolyo.com).Goobihii ugu danbeeyay ee laga qaado Sandaqada Sharci darada aya noqday Suuqyada Karaan iyo Sanca iyadoo Saaka ay Dadkii lahaa ay bilabeen Dhamaystirka Howshii burburinta |
| 16 May (Manabolyo.com).Muqdisho(Manabolyo.com)-Mid ka mid ah Ciidanka Booliska ayaa dhintay, ka dib markii Weerar gaadmo ah lagu qaaday Xilli ay ku jreen Howlo Wado Nadifin ah o ka socotay Suuqa wayn ee Bakaaraha. abaarihii 9kii subaxnimo ee Saaka. |
| 16 May (Manabolyo.com).Gobolka Shabeelaha Dhexe waxa Xalay lagu dilay 6 Qofood iyadoo dhaawacna u intaas ka badan yahay kuwaas oo la socday Wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Max'ed Cumar Deelle |
| 16 May (Manabolyo.com).Warar dheeraad ayaa ka soo baxay Werarkii Bambaano ee saakay lagu qaaday Ciidamada AMISOM ee joooga Magaalada Mudisho. |
|
| 16 May (Manabolyo.com).Afar ka mid ah Ciidamada Yuagandha ee ka howl gala Magaalada Muqisho ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhimatay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen Qarax Bam oo aad u wayn o Saaka gilgilay Xafaadaha ku dhaw Degmada X/wayne kaas o sida muqata ahaa Miiino |
| -Manabolyo.com.Ciidamada Ethobiyaan iyo kuwa Dowlada Federaalka ayaa waxa ay saaka ka fuliyen Deegaanada ku xeeran Suuqa Xoolaha ee Duledka Magaalada Muqdisho, howlgalo lagu barayo Guryaha ku yaala Deganadaas. |
| Manabolyo.com.Shil Sababay Dhaawaca Saddex Qof ayaa Maanta ka dhacay Agagaarka Baar Fiat kaas oo uu gaystay mid ka mid ah Ciidamada Dowlada oo si ula kac ah u xabadeeyay Gaari nooca loo yaqaano SUSUKI, oo ay saarnaayeen Shan Qof. |
| Manabolyo.com.Taliayaha Ciidanka Asluubta General C/lahi Macalin Calin ayaa u qabtay Mudo 10 Cesho ah in ay uga guuran Dadka Degan Xarumaha Ciidamada Asluubta ay leeyihin, oo ku jiraan beeraha |
| Manabolyo.com. Xuseen Ceydiid iyo Bare Hiiraale oo laga qaaday xilalkii ay dowlada u hayeen ka dib markii lagu eedeeyey in ay ka |
| Manabolyo.com. Ciidamada Ethiopiyaanka oo howlo baaritaan ah ka wado Suuq bacaad & qaraxyo ka dhacay agagaarka Sanca & K4 |
| Manabolyo.com.Wakiilka xogyaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsa amuuraha soomaaliya Mr. François Lonesy Fall oo Maanta socdaal ku yimid caasimada soomaaliya ee Muqdisho |
| Manabolyo.com.Wiil falastiin u dhashay oo ay ciidanka DKMG ku hayaan magaalada kismaayo ayadoo looga shaki qabo in uu la shaqeeyo |
| Manabolyo.com.Madaxweynaha iyo Ra'isulwasaaraha DKMG galabta la kulmeeyn waxgaradka beesha CEYR |
Manabolyo.com.Ciidamada dowlada iyo kuwa Ethiopiyaanka oo hoolgalo ka wada Suuqa bakaaraha iyo xaafadaha u dhow dhow ayadoo ay xireyn wadooyinka soo gala suuqa |
| Manabolyo.com.Dowlada KMG ayaa magacoowday afayeenka dowlada iyo safiiro cusub ee dalalka hindiya induniisiya iyo UAE |
| Manabolyo.com.Ciidanka boliska Soomaliyeed ayaa bur buriyey buushashkii ka dhisnaa agagaarka jidka warshadaha,fagax iyo meelo kale oo ka tirsan magaalada Muqdisho. |
| Manabolyo.com.Magaalada Muqdisho oo baaris weyn ka socoto ayadoo dumarka aqwaanka ah si gooni ah loo baarayo. |
Manabolyo.com.Wararka nasoo gaarayo ayaa sheegaya in Maxamed Dheere uu xilkii Jowhar uu mar dhow wareejin doono. |
Manabolyo.com.Dad badan oo ciidanka boliska DKMG ay soo xireeyn ayadoo looga shaki qabo qaraxii shalay dhacay ayadoo lagu hayo qaar ka mid ah saldhigyada Magaalada Muqdisho. |
|
| Manabolyo.com.Maxamed Dheere oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho |
| Madaxweyne DF Cabdullaahi Yuusuf oo shir jaraa’id ku qabtay madaxtooyada Villa Soomaaliya |
|
|
sawiradii ugu horeyey ee laga soo qaaday Goobihii lagu dagaalmay maalmihii la soo dhaafay. |
|
|
| Qolooyinka wax iska caabinta oo bilaabay in ay madaafiic ku tuuraan meelaha ay degan yihiin shacabta ka dib markii laga itaal roonaaday & dadka degan aagaas oo ka caroodeeyn |
|
| Xubno ka tirsanaa saraakiisha Maxaakiimta oo lagu dilay dagaalkii maanta ka dhacay Towfiiq. |
Dagaalka oo maalinti 4 aad galay iyo ciidamada dowlada oo meelo badan gacantooda soo gashay, ka dib marki dagaal xoogan uu ka dhacay halkaasi |
Ciidamada ethiopiyaanka oo mardhow la wareegi doonaan amaanka inta badan magaalada Muqdisho. |
| Dadka qaxaya oo dhibaatooyin fara badan heysta aydoo laga xiray wadooyinkii ay ka bixi lahaayeen. |
Dagaalikii ka dhacay degaanada fagax iyo Ex control oo qaboobay ka dib markii ay ciidamada DKMG iyo Ethiopiyaanka ay fadhi cusub ka sameysteen Hotel lafwaeyn. |
Dagaal maanta ka dhacay agagaarka Fagax, hotel ramadaan iyo xaafadaha u dhow Juungal kuwaas oo u dhaxeeyo ciidamada dowlada iyo qolooyinka maxaakimta islaamka |
Safiirka u fadhiya soomaliya dalka kenya Maxamed Cali Americo oo beeniyey in ay dowlada wax u qaban dadka ka soo barakacay dagaalada Muqdisho ka socdaan. |
| Madaxda Maxaakiimta oo bilaabay in ay xasaafada la hadlaan |
| Cadoow oo ku tilmaamay Sh Xasan Daahir hadalkiisa mid shaqsiya ah isla markaasna uu sheegay in Sh sharif uu yahay ninka go'aanka iska leh. |
| BBC da oo si aan xaq aheyn u kala wareysatay JEELE iyo CEYDIID iyo dad Soomaliyeed oo aad ugu caroodeeyn, isla markaasna dadka sheegeeyn in barnaamijka uu soo diyaariyey Yusuf garaad. |
| BBC da oo sii deysay Hadalkii JEELE, isla markaasna aan sii deynin wareysigii ceydiid oo BBCda ka qaadeeyn asagoo shegay in Ethiopiya ay tahay wadanka aan isku mid nahanay islamarkaasna aan dooneyno in ln aan wada mideeyo labada dal. |
| Dagaal xoog badan ayaa fiidkii ka biloowday shiirkalo |
Dagaal aan u xoog badan ayaa fiidkii ka biloowday Magaalada Muqdisho, ka dib markii uu Ra'isul wasaare geedi uu sheegay in qolooyinka dagaalmayo ay yihiin dad aad u yar isla markaasna mar dhow la soo afjari doono dagaalada ka socda magaalada muqdisho. |
| Dagaal goos goos ah oo weli ka socda agagaarka Kaah |
Waxaa durbadiiba soo gaarey dad dhaawac ah Isbtaalka Keeysaneey oo ku yaal degmada Kaaraan, halkaas oo weli jiifaan dhaawacyadii hore ee dagaalkii afarta maalmood |
| Xuseen Ceydiid oo ku dhow in uu siyaasada iskaga baxo |
| Xuseen wuxuu ku soo biiri rabaa liiska hawiyaha siyaasada ka baxay sida Cali Mahdi, C/qaasim, injineer cadow, maxamed faarax iyo ismaan caato oo hada ah nin aad u jiran |
| Cismaan Caato oo laga soo daaye gurigii uu ku xirnaa ee Baydhabo |
| C/llahi Yusuf oo ku tilmaamay in Cismaan Caato uu Qatar gelin karo jiritaanka Dowladiisa ayaa ku xirnaa dhoor bilood magaalada Baydhabo, wararka ayaa sheegayo in jiro darteed loogu ogolaado in uu xarar lagu daweeyo uusan ka bixi karin wadanka dibadiisa. |
| Jeele oo si kulul ugu hadlay qadiyada ka jirto Magaalada. |
| Jeele oo ka codsaday qabiilka uu ka dhashay in ay taageeyrin dadka diidan in la helo dowladnimo iyo kala danbeeyn |
| Qabiilka Abgaal oo soo afjaraayo is faham la'aanta dhextaal. |
| Waraka ka imaanaya magaalada muqdisho ayaa sheegaya in Qabiilka Abgaal ay hal mooqif isku raaceen kaas oo ah in la taageero dowlada uu hogaaminaayo Profesor Cali Geedi. |
| Xubnaha Barlamanka Abgaal ugu jira oo ku shiraayo Hotel Lafweyn |
Shirkaan oo ah mid gunaanadka ah oo ka soo qeybgalay dhamaan qoomiyada Abgaal oo iskugu jiraan madaxda dowlada, odayaasha iyo aqoonyahanada oo jooga magaalada Muqdisho. |
| Miinooyin lagu duugo qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho |
Miinooyin lagu aasayo Magaalada Muqdisho meelo ka mid ah si ay difaac ugu galaan qolooyinka dowlada ka soo horjeeda. |
| Qixitaankii ugu badnaa ee dadka Muqdisho degan eey Qaxaan |
Magaalada Muqdisho oo qarka u saaran in uu ka dhaco dagaal qaraar ka dib markii labada dhinac ay hishiis gaari waayeen.
|
Ku xigeenka dhinaca Maaliyadda ee Duqa Magaaladda Muqdisho oo la dhaawacay |
Muqdisho:-Wararka nagasoo gaaraya magaaladda muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaweed dhaawac loogaystay. |
Manabolyo.com 06.04.2007- Raysulwasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa shaaca ka qaaday in odayaasha maalmihii ugu danbeeyay sheeganayay inay matalaan beesha Hawiye aysan jirin cid ay wakiil ka yihiin.
Manabolyo.com 02.04.2007. Waxgaradka Hawiye oo isku dayaayo in ay is hor fadhaiisiyaan Saraakiisha Ethiopiyaanka iyo saraakiisha Ethiopiyaanka oo maanta bilaabay in ay guri guri u baaraan magaalada Muqdisho
Manabolyo.com 02.04.2007. Cii | | |