Mar la weydiiyay su’aal aheyd halka uu ka taagan yahay dacwada baddeena. Kenya Muranka Gelisay Ee taal Maxkamada Cadaalada Caalamka waxaa uu ku jawaabay:-

Fikradaada ka soo dhiibo marka aad daawatid labadan Siyaasi ee kala ah Farmaajo iyo Xassan Sheekh.