Waxaa bilaabantey ololihii doorashada Soomaaliya ee 2021, taas oo hada ka duwen tii hore sida ay sheegeeyn Xukuumada Farmaajo

Doorashadaan aaa ka qleybgalayaan tiro badan oo shacabka Soomaaliyeed balse weli ma cada sida loo qeybsanaayo Xildhibaaanada iyo deegaamada Soomaaliyeed.

Waxaan taasi uga gol leeyahay kuraasta ka maan Gobolka Banaadir oo weli la cayimin, iyadoo dowladihii hore ay diideen in kuraas la siiyo Gobolka Banaadir oo ah gobolka ulu gadka badan.

Soomaaliya ayaa iminka qarka u saaran iyadoo laga cabsi qabo in uu dagaal sukeeyo ka dhaco, iyadoo ay muuqato saan saan colaadeed oo u dhaxeeyo qabaa’ilada |Soomaaliyeed.

Daawo Xildhibaanada kazoo jeeda Soomaaliland oo ka hadleeyn boobka kuraastooda ay boobayaan Dowlada hada jira ee nabad Ivo nolol.

Waa arin laga xumaado in Farmaajo Afduubto Kuraastii reer SLanad ee labada aqal ee BFS .Farmaajo Codadka kaliya ee uu ku tashanayo Waa kuwa reer Waqooyi ee Loo keensaday dhalinyaro hadaba hoteelo degan oo Xil sugayaal ah. Waxaa loo baahanyahay in Arintaas laga hortago lagana badbaadiyo boobka NN damacsantahay.

Slået op af Brig Gen Abdalla Abdalla i Tirsdag den 26. maj 2020