Shirkaan ayaa aad loo hadal hayaa iyadoo wariyaasha loo ogolaadin in ay joogta uGu qeyb galaan balse ay wararka ka helaan uun Idaacada qaranka Jabuuti.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf Ayaa Aqriyey Waxyaabihii ka soo baxay shirkii Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Soomaaliland

Slået op af Cali Aadan Muumin i Onsdag den 17. juni 2020