Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen oo Xil ka qaadis ku sameyey Qaar kamid ah Golaha Wasiirada isagoona kuwa kale oo cusub u Magacaabay.

Waxay tani ka dambeysay kadib markii uu la kulmey Beelaha Hawiye oo uu horkacaayey Wasiirka Amniga Qaranka.