Wax yar ka hor ayeey aheyd askari katirsan ciidamada dowlada ku dilay gabar dhalinyaro ah iyadoona la ogeyn waxa sababay dilkaasiadvertisement

Dad goob joogayaal oo ku sugan deegaanka warashadii hore ee caanaha ayaa sheegaya in halkaa lagu dilay marxuumadda magacaabi jiray, xamadi cabdulllaah iyadoona dilka geystay askari ka tirsan laamaha amniga dowlada federaalka.

Magaalada muqdisho oo ah magaalada geerida ugu dhimashada badan dalka, dilalkaasina badi waxa geesta ciidamada dowlada federaalka

Dilka ay geesanayaan ciidamada dowlada ayaa u muuqda kuwa ku soo badanaayo magalada muqdisho iyadoona asbuuci hore dhowr qof oo rayid ah dileen

Ma jirta cid wax ka qabaneysa dilka bareerka ah ee ciidamada dowlada u geesanayaan dadka rayid ah, taas oo keeni karta in shacabkana hubka qaataan iska hor imaadna ka dhashaan oo laga yaabo in shacabka ay burburiyaan Dowladii lasoo dhoodhoobaayey muda ka badan 20 sanadood ka badan.