Gudoomiyaha Doorashooyinka Xaliimo Yareey ayaa ku guuldareeysatey in ay kasoo baxdo shaqadii loo ikmadey oo aheed in wadanka 2020-2021 ay kusoo dabaasho qof iyo cod.

Qaar ka mid ah siyaasiinta ayaa usoo jeediyey in ay is casisho kadib markii ay shaqadeeda kasoo bixi weysay

Gudoomiyaga ayaaheeysatey waqti ku filan iyadoo weliba sanad ka hor ay sheegtey in hoosheeda dhamaatey wadankana ka dhaceeyso doorasho qof iyo cod.

Gudoomiyaha ayaa waaga ku cadaatey iyadoo waqtigii doorashada ay ka dhiman tahay bilooyin aad u yar, islamarkaasna ay aamusan tahay iyada oo aysan heeyn nidaamkii Doorashada taas oo adad siyaasiin ah ku tilmaameeyn in gudigaasi uu ahaa magac u yaal, hanti badana ku baxdey shaqadoodiina ay gabeen hadana la gaarey waqtigii ay is casili laheed.

Dad badan ayaa aamisan in Xaliimo yareey ay waqtigeeda ku lumisay Maamul u sameeynta Galmudug iyadoo si joogta ah uga dhexmuuqaneeysay wadahadaladii siyaasiinta Galmudug.