Maanta oo aheyd maalintii la dhowr Sugaayey Gudiga Doorashada Qaranka ee Gudoomiyada u tahay Xaliina yaray oo ka jeedineysay Kulanka Baarlamaanka Qudbad ay ku faafineysa Habka Doorashada

Xaliima yaray ayaa u mahad Celisay Baarlamaanka iyo Xisbiyada Qaranka iyadoona ku amaantay howsha ay hayaanAdvertisement

Xaliima yaray ayaa ku dhwaaqday in Doorashada Dib loo dhigay muda 13 Bil ah taa oo Dowlada ka dhigeysa Xiligay Jireysa21 Bil xiliga u dhiman

Ku daridaan lagu daray Dowlada ayaa siweyn uga Hor imaan Doono mucaaradka iyadoo ay dhalin doonto qal qal siyaasadeed
Keeni karto dhibaato Xoogan