Gudigaan ayaa la magacaabey sanadkii 2015, iyadoo ay ku doodeeyn Doorashadii hore in aysan heeysan waqti maadaama ay dhisan yihiin hal sano iyo bar.

Sanadkaan oo la joogo 2020 ayaa weli ay taagan yihiin ineysan dhici karin doorasho shacbi, taas oo laga aqrisan karo ineysan awood u laheeyn xilka loo dhiibey 5 tii sanadood ay jireey.

International community iyo wadama deeqda bixiya ayaa isku raaceeyn in gudigaas la casilo maadaama aysan kasoo bixin shaqadii loo igmadey.

Image may contain: 2 people, text that says "Joakim Gundel 1st Independent at 6h Makes case already in by happened the Everybody knew this would process not wonder nothing International elections, UNDP, USAID etc knew scenario would come up and no one their down when should early is likely worsen the crisis plays what the political elite want brokered powersharing arrangement coming the National Security meeting the President called for on the Prime Minister in he is there to talk about humanitarian aid to help with the pandemic. #nationalsecurity #covid19pandemic #usaid #undp #humanitarianaid #somalia NIEC March out ABANM this year, says"