Wednesday, March 3, 2021
  • Login
MANABOLYO NEWS
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
MANABOLYO NEWS
No Result
View All Result
Home Health

Wasaaradda caafimaadka oo sheegtey in kiisaska Coronavirus kordheeyn.

bashka by bashka
February 16, 2021
in Health
0 0
0
Cronavirus oo kusoo batey Magaalada Muqdisho
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxa ay sheegtay in baaritaanadii laga sameeyey dalka 1-da ilaa 31-da January iyo 1-da ilaa 11-da February ee sanadkan lagu ogaaday in xaaladaha ay kordheen 52%, dhimashaduna ay siyaaday, taas oo muujinaysa sida uu u soo labakacleeyey cudurku.

Wasaaradda caafimaadka ayaa shegtay in bulshada Soomaaliyeed looga baahanyahay inay ku baraarugaan khatarta cudurka, ayna sare u qaadaan heerka taxadarkooda, iyagoo maraya dhammaan talooyinka caafimaad ee looga hortago cudurka ama loo dajiyey qofka lagu arko astaamaha uu leeyahay.

Fawsiyo Abiikar Nuur ayaa xustay inay diyaariyeen qorshe bulshada lagula wadaagayo xogta xaalada cudurka, islamarkaana sare loo qaaday awoodda baaritaankiisa, iyadoo shirkado gaar loo leeyahay la siiyey ogolaanshaha baaritaanka cudurka, si adeegga bulshada loo fududeeyo, maadaama qofka dalka ka dhoofaya looga baahanyahay inuu haysto shahaadaha baaritaanka COVID-19.

Tallaalka cudurkan oo ay ansixisay hay’adda WHO ayey sheegtay Drs Fowsiyo inuu Soomaaliya soo gaarayo, kaas oo wax ka tari kara xakamayntiisa, iyadoo intaa ku dartay in baaritaan dheeraad ah lagu samaynayo nuuca cudurka oo Soomaaliya kiiskii ugu horreeyey laga diiwaan galiyey March 2020 in isbadal uu ku dhacay iyo in kale.

Tirada guud dadka cudurka laga baaray 24 saac ayaa dhan 1,529 qof, waxaana laga helay 90-ruux, iyadoo kiisaska cudurka ee wadanka ay marayaan 5,273, waxaa ka bogsooday 3,750 halka dhimashada guud ahaan ay marayso 154 qof

bashka

bashka

Related Posts

Madax ka tirsan Gobolka banaadir ciidamadooda oo dhaawaceeyn Ardey iyo Macalimiintooda
Health

Madax ka tirsan Gobolka banaadir ciidamadooda oo dhaawaceeyn Ardey iyo Macalimiintooda

March 2, 2021
Wacyi gelin ku saabsan Covid-19 – Qeybta kala fogaanshaha & Nadaafada
Health

Wacyi gelin ku saabsan Covid-19 – Qeybta kala fogaanshaha & Nadaafada

March 1, 2021
As Somalia’s COVID-19 cases surge, a variant is suspected
Health

As Somalia’s COVID-19 cases surge, a variant is suspected

February 27, 2021
Next Post
Wasiirada Caafimaadka oo ka hadashey Xaaladaha COVID19 soo cusboonaadey

Wasiirada Caafimaadka oo ka hadashey Xaaladaha COVID19 soo cusboonaadey

`Shirkii qilaafaalka DFS & Maamulada dalka oo guul kusoo dhamaadey

`Shirkii qilaafaalka DFS & Maamulada dalka oo guul kusoo dhamaadey

Ciidamada Boolska oo howlgal kusoo qabqabtey kooxo Burcad ah

Ciidamada Boolska oo howlgal kusoo qabqabtey kooxo Burcad ah

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • United Nation ka oo soo fara geliyey Doorashada Soomaaliya

    United Nation live : Somalia – Security Council Open VTC

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Qudbadii ugu xasaasiyada badneeyd ebed uu jeediyey Madaxweyne Deni

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Afhayeenka Mucaaradka Daahir Geelle : Banaanbaxa wuu dhacayaa Jimcaha

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Turkiga : Digniinta Deni baraarug ha u noqoto Beesha Caalamka

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Live Musharaxiinta : 26 bisha Febraayo waa inoo goobtii Daljirka Daawo

    0 shares
    Share 0 Tweet 0

Recommended

Isku day Dil uu ka badbaaday Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid

Isku day Dil uu ka badbaaday Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid

3 days ago
Madaxweyne Deni & Madobe : Waxaan diidaneeyn siyaasada Madaxweynihii hore Farmaajo

Madaxweyne Deni & Madobe : Waxaan diidaneeyn siyaasada Madaxweynihii hore Farmaajo

18 hours ago
DHAGEYSO: Doorashada Soomaaliya oo Labo Shakhsi Keliya Isku Heystaan

DHAGEYSO: Doorashada Soomaaliya oo Labo Shakhsi Keliya Isku Heystaan

13 hours ago
Maraykanka oo ku baaqay in heshiis deg-deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya

QM oo war cusub ka soo saaray Xaalka Somalia

3 weeks ago

Categories

  • Culture
  • Health
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Sports
  • Tacsi
  • Uncategorized
  • World
No Result
View All Result

Trending

Xasan sheekh live : Dictator kale ma ogolno
News

Xasan sheekh live : Dictator kale ma ogolno

by bashka
March 2, 2021
0

DHAGEYSO: Doorashada Soomaaliya oo Labo Shakhsi Keliya Isku Heystaan

DHAGEYSO: Doorashada Soomaaliya oo Labo Shakhsi Keliya Isku Heystaan

March 2, 2021
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho : Waa in DFS & Mucaaradka  xal deg deg ah ka gaaraan Doorashada

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho : Waa in DFS & Mucaaradka xal deg deg ah ka gaaraan Doorashada

March 2, 2021
Madax ka tirsan Gobolka banaadir ciidamadooda oo dhaawaceeyn Ardey iyo Macalimiintooda

Madax ka tirsan Gobolka banaadir ciidamadooda oo dhaawaceeyn Ardey iyo Macalimiintooda

March 2, 2021
Toogasho ka dhacdey Magaalada Nairobi

Toogasho ka dhacdey Magaalada Nairobi

March 2, 2021

Highlights

Madax ka tirsan Gobolka banaadir ciidamadooda oo dhaawaceeyn Ardey iyo Macalimiintooda

Toogasho ka dhacdey Magaalada Nairobi

Madaxweyne Deni & Madobe : Waxaan diidaneeyn siyaasada Madaxweynihii hore Farmaajo

Garmaajo oo xaflad iskugu yeerey Taageerayaashiisa si uu u mac salaameeyo !!!

Wareeysiga Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni

Wacyi gelin ku saabsan Covid-19 – Qeybta kala fogaanshaha & Nadaafada

  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In