Friday, February 26, 2021
  • Login
MANABOLYO NEWS
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
MANABOLYO NEWS
No Result
View All Result
Home Culture

Hargeysa: Ciidamada Booliska Oo Qabqabtay Dad Faafinayay Diinta Kiristaanka

bashka by bashka
February 17, 2021
in Culture, News
0 0
0
Hargeysa: Ciidamada Booliska Oo Qabqabtay Dad Faafinayay Diinta Kiristaanka
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidammada Ammaanka Somaliland, ayaa xidhay Afar Qof oo Masiixiyiin ah, kuwaasi oo looga shakiyey inay Diinta Kiristaanta faafinayeen iyo Ilmo yar oo dhawaan dhashay.

Dadka la xidhay ayaa waxay kala yihiin Lamaane is-qaba iyo Ilmo yar oo dhawaan u dhashay iyo laba Haween ah.

21-kii bishii hore, ayaa Ciidammada Boolisku waxay Magaalada Hargeysa ku xidheen lamaane Magacyadooda lagu sheegay Maxamed Iyo Xamdi oo uu la socday Ilmo yar oo ay dhaleen iyo Aster oo u dhalatay dalka Itoobiya, Maalmo ka dib oo Ciidammadu baadhitaan ku sameeyeen Gurigii ay Qoyskaasi deganaayeena waxay ka soo xidheen Haweenay kale, taasi oo tirada Dadka Kiristaanka ah ee la xidhay ka dhigaysa 4 iyo Ilmaha yar.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in 10-kii February Dacwad-oogayaasha la siiyey wakhti dheeraad ah, si ay Xabsiga ugu sii hayaan Dadkan loo xidhay inay faafinayeen Diinta Kirisaanka, si ay wakhti ugu helaan baadhitaanka ay wadaan.

Ugu dambayn, Dawladda Somaliland ayaa hore u qab-qabatay Dad faafinayeen Diinta Kiristaanka, kuwaasi oo markii dambe qaarkood Dalka laga Mastaafuriyey.

Geeska Afrika

bashka

bashka

Related Posts

Xasan Cali kheyre ” Banaanbaxa Dowladii waqtigeeda dhamaadey ma diidi karto”
News

Xasan Cali kheyre ” Banaanbaxa Dowladii waqtigeeda dhamaadey ma diidi karto”

February 26, 2021
Qaramada midoobey & Midowga Yurub oo soo dhaweeyeen hishiiskii DFS & Mucaaradka
News

Qaramada midoobey & Midowga Yurub oo soo dhaweeyeen hishiiskii DFS & Mucaaradka

February 26, 2021
Qodobadii kasoo baxey shirkii DFS & Mucaaradka
News

Qodobadii kasoo baxey shirkii DFS & Mucaaradka

February 25, 2021
Next Post
Taariikhda qoraagii weynaa ee Nuuradiin Faarax

Taariikhda qoraagii weynaa ee Nuuradiin Faarax

Statement Issued by Chairperson of African Union Commission, United Nations Secretary-General

Statement Issued by Chairperson of African Union Commission, United Nations Secretary-General

Warbixin : Bannaanbaxa ay Berri oo Jimce ah qabanayaan Musharixiinta madaxweynaha

Warbixin : Bannaanbaxa ay Berri oo Jimce ah qabanayaan Musharixiinta madaxweynaha

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • United Nation ka oo soo fara geliyey Doorashada Soomaaliya

    United Nation live : Somalia – Security Council Open VTC

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Qudbadii ugu xasaasiyada badneeyd ebed uu jeediyey Madaxweyne Deni

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Afhayeenka Mucaaradka Daahir Geelle : Banaanbaxa wuu dhacayaa Jimcaha

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Turkiga : Digniinta Deni baraarug ha u noqoto Beesha Caalamka

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Live Musharaxiinta : 26 bisha Febraayo waa inoo goobtii Daljirka Daawo

    0 shares
    Share 0 Tweet 0

Recommended

Guddoomiyihii Baladweyne Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay

Guddoomiyihii Baladweyne Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay

2 weeks ago
DEG DEG: Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Oo Ku Geeriyooday Muqdisho

DEG DEG: Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Oo Ku Geeriyooday Muqdisho

3 days ago
Daawo live Madaxda Musharaxiinta oo jooga Xarunta Mudaaharaadka

Daawo live Madaxda Musharaxiinta oo jooga Xarunta Mudaaharaadka

1 week ago
Puntland oo markale diidey in Shirka Arrimaha Doorashooyinka lagu qabto Puntland

Puntland oo markale diidey in Shirka Arrimaha Doorashooyinka lagu qabto Puntland

2 weeks ago

Categories

  • Culture
  • Health
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Sports
  • Tacsi
  • Uncategorized
  • World
No Result
View All Result

Trending

Xasan Cali kheyre ” Banaanbaxa Dowladii waqtigeeda dhamaadey ma diidi karto”
News

Xasan Cali kheyre ” Banaanbaxa Dowladii waqtigeeda dhamaadey ma diidi karto”

by bashka
February 26, 2021
0

Xasan Cali kheyre " Banaanbixii Qorsheysnaa inuu Bari Dhaco Wuu Baaqday kadib is Afgarad dhexmaray midowga Musharixiinta...

Qaramada midoobey & Midowga Yurub oo soo dhaweeyeen hishiiskii DFS & Mucaaradka

Qaramada midoobey & Midowga Yurub oo soo dhaweeyeen hishiiskii DFS & Mucaaradka

February 26, 2021
Qodobadii kasoo baxey shirkii DFS & Mucaaradka

Qodobadii kasoo baxey shirkii DFS & Mucaaradka

February 25, 2021
Faysal Cali Waraabe “Somaliland cid cid ka wakiilihi ma jirto”

Faysal Cali Waraabe “Somaliland cid cid ka wakiilihi ma jirto”

February 25, 2021
Wafdi uu hogaaminayo Imaamka Mudolood oo lagu soo dhaweeyay Beladweyne “SAWIRRO”

Wafdi uu hogaaminayo Imaamka Mudolood oo lagu soo dhaweeyay Beladweyne “SAWIRRO”

February 25, 2021

Highlights

Faysal Cali Waraabe “Somaliland cid cid ka wakiilihi ma jirto”

Wafdi uu hogaaminayo Imaamka Mudolood oo lagu soo dhaweeyay Beladweyne “SAWIRRO”

Yusuf Garaad : Somaliya waxey u baahan tahay in DFS & Mucaaradka si siman u hadlaan

THE WORLD WITH DAVID PRATT: On the brink – Why war drums are beginning to pound in Somalia

Police watchdog ID’s man fatally shot by Toronto police

  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In