Ciidamo watay Gaadiidka Dagaalka ayaa Galabta ku biiray ilaalada Murashaxiinta Madaxweynaha Ee Deggan Hoteelka Jasiira Ee Muqdisho.Advertisementhttps://870293b69ce6f87892cd3fb36350a529.safeframe.googlesyndication.com/safeframe/1-0-37/html/container.html
Waxa la sheegay in Hoteelkaasi ay deggan yihiin Golaha Midowga Murashaxiinta islamarkaana ciidankaasi maanta gelinkii dambe soo galay Xamar yihiin kuwo loogu talo galay sugida amniga Murashaxiinta.
Seddex Gaari oo Cabdi Bileyaal ah oo ay Askar tuutaha Meliteriga ku labisan saarnaayeen iyo hubkooda ayaa Hoteelka Jasiira Galabta la dejiyey.
Waxa Ciidankaan ay ka yimaadeen Gobolka Shabellaha Hoose,islamarkaana qaab beel ahaan ah waxay udifaacayaan qaarkood Murashaxiinta Madaxweynaha.