Marxuumka ayaa la sheegay inuu xanuunsanaa maalmihii dambe iyadoo ajasha ay utimid ugu dambeyntii caawa fiidkii.
Lama sheegin xanuunka uu uxijaabtay Ugaaska balse warar ayaa sheegaya in uu Cudurka covid 19 ku dhacay.
Marxuumka ayaa lagu yaqaanay dhaqanka iyo doorkiisii nabadeed Beesha Xawaadle Ee Gobolka Hiiraan.