Saturday, April 17, 2021
  • Login
MANABOLYO NEWS
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
MANABOLYO NEWS
No Result
View All Result
Home News

Prof Warfaa” Ugaas Xassan wuxuu u dhintay cudurka Covid 19

bashka by bashka
March 18, 2021
in News
0 0
0
Prof Warfaa” Ugaas Xassan wuxuu u dhintay cudurka Covid 19
5
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Prof Axmed Muumin Warfaa oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed dhinaca kalana adeer  u ahaa alle ha u naxariistee Ugaas Xassan Ugaas Khaliif, ayaa sheegay in Ugaaska toddobaadyo ka hor laga helay cudurka Covid 19.”Baaritaan lagu sameeyay Ugaaska waxaa toddobaad ka hor laga helay cudurka Coronavirus, hasse ahaatee neef qabatin ma uusan laheyn, sidaa daraadeed waxaa uu codsaday in dib loogu celiyo Hotelkii uu deganaa, labadii cisho ee la soo dhaafay uu soo yara wanaagsanaanayay, laakiin xalay ayuu waqtigiisu ku ekaa oo uu geeriyooday” ayuu yiri Prof Warfaa.

Ugaaska ayuu ku sifeeyay in uu ahaa shaqsi muddo dheer soo shaqeeyay intii uu Ugaaska ahaana siweyn uga dhax muuqday dhaqanka Soomaaliyeed, wuxuu ahaa ayuu yiri qof mowqif adag oo aan is badbadalin, islamarkaana nabadda jecel.

Geerida Ugaas Xassan ayaa waxaa ka tacsiyeeyay madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya, maamul gobolleedyada dalka iyo waliba guud ahaan hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed.

Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online

bashka

bashka

Related Posts

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay
Health

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay

April 12, 2021
Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado
Health

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

April 12, 2021
Maraykanka oo ku baaqay in heshiis deg-deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya
Health

INTERNATIONAL PARTNERS STATEMENT ON PARLIAMENTARY ACTION LEADING TO EXTENSION Mogadishu, 12th April 2021

April 12, 2021
Next Post
Afhayeenka Mucaaradka Daahir Geelle : Banaanbaxa wuu dhacayaa Jimcaha

Afhayeenka Mucaaradka Daahir Geelle : Banaanbaxa wuu dhacayaa Jimcaha

Dfs oo codsatey in Walaalahooda Itoobiya Ciidamo u soo diraan Soomaaliya

Dfs oo codsatey in Walaalahooda Itoobiya Ciidamo u soo diraan Soomaaliya

Mudaaharaadka Jimcaha oo kusoo biireeyn Madax cusub

Mudaaharaadka Jimcaha oo kusoo biireeyn Madax cusub

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • United Nation ka oo soo fara geliyey Doorashada Soomaaliya

    United Nation live : Somalia – Security Council Open VTC

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Qudbadii ugu xasaasiyada badneeyd ebed uu jeediyey Madaxweyne Deni

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Afhayeenka Mucaaradka Daahir Geelle : Banaanbaxa wuu dhacayaa Jimcaha

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Live Musharaxiinta : 26 bisha Febraayo waa inoo goobtii Daljirka Daawo

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Turkiga : Digniinta Deni baraarug ha u noqoto Beesha Caalamka

    0 shares
    Share 0 Tweet 0

Recommended

DHAGEYSO: Doorashada Soomaaliya oo Labo Shakhsi Keliya Isku Heystaan

Farmaajo oo ogolaadey in shir lagu soo daro Xasan Sheekh & Sheekh Shariif

1 week ago
Taariikhda qoraagii weynaa ee Nuuradiin Faarax

Taariikhda qoraagii weynaa ee Nuuradiin Faarax

2 months ago
Germany, France, Italy and Spain halt use of AstraZeneca vaccine

Germany, France, Italy and Spain halt use of AstraZeneca vaccine

1 month ago
Odayaasha Dhaqanka Ceyr oo Madaxweynaha Hirshabeele ku wareejiyay Dad Ku Afduubnaa Guraceel

Odayaasha Dhaqanka Ceyr oo Madaxweynaha Hirshabeele ku wareejiyay Dad Ku Afduubnaa Guraceel

2 months ago

Categories

  • Culture
  • Health
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Sports
  • Tacsi
  • warar
  • World
No Result
View All Result

Trending

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay
Health

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay

by bashka
April 12, 2021
0

Wasiirkii Gaadiidka Duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar Oo hadda kusugan Dalka Turkiga ayaa xilka Wasaaradaasi...

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

April 12, 2021
Maraykanka oo ku baaqay in heshiis deg-deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya

INTERNATIONAL PARTNERS STATEMENT ON PARLIAMENTARY ACTION LEADING TO EXTENSION Mogadishu, 12th April 2021

April 12, 2021
R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

April 12, 2021
WOULD FARMAJO RESORT TO VIOLENCE LIKE HIS MENTOR ABIY AHMED?

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

April 12, 2021

Highlights

R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

Daawo: Natiijada baaritaanka dilka guddoomiyihii degmada Hodan oo lasoo gudbiyay

Guddoomiyaha gobolka Bay oo ka badbaaday qarax is-miidaamin ah.

Farmaajo oo ogolaadey in shir lagu soo daro Xasan Sheekh & Sheekh Shariif

DHAGEYSO: Aqbaatii ugu dambeeysay ee Dagaalkii Somalida & Canfarta ee Gobolka Sitti

  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In