Saturday, April 17, 2021
  • Login
MANABOLYO NEWS
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
MANABOLYO NEWS
No Result
View All Result
Home News

Waa-waantii laga dhex waday Rooble & midowga musharraxiinta oo guul dareysatay

bashka by bashka
February 24, 2021
in News, Politics
0 0
0
Waa-waantii laga dhex waday Rooble & midowga musharraxiinta oo guul dareysatay
37
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warar lagu kalsoonaan karo oo soo baxaya ayaa sheegaya in ay guul dareysteen dadaallo lagu doonayo in lagu dhex-dhexaadyo ra’iisul wasaaraha xilka siiyaha Maxamed Xuseen Rooble iyo musharaxiinta mucaaradka.

Dadaalladan oo lagu doonayo in xiisada lagu qaboojiyo ayaa waxaa garwadeen ka ahaa xubno ay ka mid yihiin madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) kuwaas oo kulamo ka bilaabay Muqdisho.

Labada dhinac ee xukuumadda & musharraxiinta ayaa la yimid shuruudo adag, kuwaas oo carqalad ku noqday dadaallada socday oo markii guul dareystay.

Sida ay ogaata Caasimada Online musharaxiinta mucaaradka ayaa dalbaday marka hore in xukuumadda ay raallo-gelin buuxda ka bixso wixii dhacay 19 Febraayo, taas oo uu ganafka ku dhuftay ra’iisul wasaaraha xilka sii haya ee Mudane Maxamed Xuseen Roobe.

Sidoo kale xukuumadda ayaa dhankeeda dalbaday in la joojiyo dibad-baxyada ay baabulayaan mucaaradka, islamarkaana la qaboojiyo xaaladda, balse waxaa shuruudaasi iyana ka biyo diiday xubnaha midowga musharraxiinta ee mucaaradka ku ah dowladda.

Intaas kadib xukuumadda ayaa shalay ku dhowaaqay in Muqdisho aan lagu qaban karin dibad-bax, islamarkaana uu halkiisii yahay go’aankii lagu mamnuucay isku imaatinka.

Xaaladda Muqdisho ayaa aad u kacsan, waxaana laga dareemayaa dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo kuwa ciidan oo iska soo horjeeda.

bashka

bashka

Related Posts

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay
Health

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay

April 12, 2021
Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado
Health

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

April 12, 2021
Maraykanka oo ku baaqay in heshiis deg-deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya
Health

INTERNATIONAL PARTNERS STATEMENT ON PARLIAMENTARY ACTION LEADING TO EXTENSION Mogadishu, 12th April 2021

April 12, 2021
Next Post
Prof Warfaa” Ugaas Xassan wuxuu u dhintay cudurka Covid 19

Prof Warfaa'' Ugaas Xassan wuxuu u dhintay cudurka Covid 19

Afhayeenka Mucaaradka Daahir Geelle : Banaanbaxa wuu dhacayaa Jimcaha

Afhayeenka Mucaaradka Daahir Geelle : Banaanbaxa wuu dhacayaa Jimcaha

Dfs oo codsatey in Walaalahooda Itoobiya Ciidamo u soo diraan Soomaaliya

Dfs oo codsatey in Walaalahooda Itoobiya Ciidamo u soo diraan Soomaaliya

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • United Nation ka oo soo fara geliyey Doorashada Soomaaliya

    United Nation live : Somalia – Security Council Open VTC

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Qudbadii ugu xasaasiyada badneeyd ebed uu jeediyey Madaxweyne Deni

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Afhayeenka Mucaaradka Daahir Geelle : Banaanbaxa wuu dhacayaa Jimcaha

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Live Musharaxiinta : 26 bisha Febraayo waa inoo goobtii Daljirka Daawo

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Turkiga : Digniinta Deni baraarug ha u noqoto Beesha Caalamka

    0 shares
    Share 0 Tweet 0

Recommended

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho : Waa in DFS & Mucaaradka  xal deg deg ah ka gaaraan Doorashada

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho : Waa in DFS & Mucaaradka xal deg deg ah ka gaaraan Doorashada

2 months ago
Fiqi : SNTV Qaranka oo soo deeyey Aflagaado Xildhibaanda Qaranka loo geestey

Fiqi : SNTV Qaranka oo soo deeyey Aflagaado Xildhibaanda Qaranka loo geestey

3 weeks ago
Farmaajo oo waqtiga kala guurka ee doorashadii 2016 ka hadley muxuu yiri

Farmaajo oo waqtiga kala guurka ee doorashadii 2016 ka hadley muxuu yiri

1 month ago
KASHIFAAD: Codkii laga duubay Farmaajo ee gacanta Puntland ku jira

Puntland oo eedeyn culus u jeedisay MW farmaajo & wasiir Jamaal

3 weeks ago

Categories

  • Culture
  • Health
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Sports
  • Tacsi
  • warar
  • World
No Result
View All Result

Trending

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay
Health

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay

by bashka
April 12, 2021
0

Wasiirkii Gaadiidka Duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar Oo hadda kusugan Dalka Turkiga ayaa xilka Wasaaradaasi...

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

April 12, 2021
Maraykanka oo ku baaqay in heshiis deg-deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya

INTERNATIONAL PARTNERS STATEMENT ON PARLIAMENTARY ACTION LEADING TO EXTENSION Mogadishu, 12th April 2021

April 12, 2021
R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

April 12, 2021
WOULD FARMAJO RESORT TO VIOLENCE LIKE HIS MENTOR ABIY AHMED?

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

April 12, 2021

Highlights

R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

Daawo: Natiijada baaritaanka dilka guddoomiyihii degmada Hodan oo lasoo gudbiyay

Guddoomiyaha gobolka Bay oo ka badbaaday qarax is-miidaamin ah.

Farmaajo oo ogolaadey in shir lagu soo daro Xasan Sheekh & Sheekh Shariif

DHAGEYSO: Aqbaatii ugu dambeeysay ee Dagaalkii Somalida & Canfarta ee Gobolka Sitti

  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In