Saturday, April 17, 2021
  • Login
MANABOLYO NEWS
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
MANABOLYO NEWS
No Result
View All Result
Home News

Garmaajo oo xaflad iskugu yeerey Taageerayaashiisa si uu u mac salaameeyo !!!

bashka by bashka
March 1, 2021
in News, Politics
0 0
0
Garmaajo oo xaflad iskugu yeerey Taageerayaashiisa si uu u mac salaameeyo !!!
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Soomaaliya ee waqtigiisa dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in 4-ta bisha Maarso oo ku beegan khamiista soo socota inuu martigelinayo munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka ee udhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Kulankan oo hal maalin soconaya wuxuu ku qabsoomayaa magaalada Muqdisho, waxaana looga gol leeyahay in lagu soo gabagabeeyo talooyinkii Guddiga Farsamada Doorashada ee ka soobaxay shirkii Baydhabo 15-16 Febaraayo 2021, kaas oo xal looga gaaray tabashooyinkii ka soo laabtay heshiiskii doorashooyinka ee 17kii Sebteembar 2020.

“Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ahmiyad wayn siinaysaa hirgelinta doorasho hufan oo jawi nabdoon ku qabsoonta”ayaa lagu yiri War saxaafadeed goordhow ka soo baxay Villa Somalia.

Shirkan uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa ku soo aaday, iyadoo is faham laga gaaray shirkii u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaaraha iyo Midowga Musharaxiinta, kuwaasoo shirkooda caawa ka soo baxay dhismaha Guddi isku dhaf ah oo loo saaray qaban qaabada bannaan baxa nabadeed iyo baaritaanka madaxa bannaan ee dhacdadii 19 February.

bashka

bashka

Related Posts

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay
Health

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay

April 12, 2021
Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado
Health

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

April 12, 2021
Maraykanka oo ku baaqay in heshiis deg-deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya
Health

INTERNATIONAL PARTNERS STATEMENT ON PARLIAMENTARY ACTION LEADING TO EXTENSION Mogadishu, 12th April 2021

April 12, 2021
Next Post
Madaxweyne Deni & Madobe : Waxaan diidaneeyn siyaasada Madaxweynihii hore Farmaajo

Madaxweyne Deni & Madobe : Waxaan diidaneeyn siyaasada Madaxweynihii hore Farmaajo

Toogasho ka dhacdey Magaalada Nairobi

Toogasho ka dhacdey Magaalada Nairobi

Madax ka tirsan Gobolka banaadir ciidamadooda oo dhaawaceeyn Ardey iyo Macalimiintooda

Madax ka tirsan Gobolka banaadir ciidamadooda oo dhaawaceeyn Ardey iyo Macalimiintooda

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • United Nation ka oo soo fara geliyey Doorashada Soomaaliya

    United Nation live : Somalia – Security Council Open VTC

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Qudbadii ugu xasaasiyada badneeyd ebed uu jeediyey Madaxweyne Deni

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Afhayeenka Mucaaradka Daahir Geelle : Banaanbaxa wuu dhacayaa Jimcaha

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Live Musharaxiinta : 26 bisha Febraayo waa inoo goobtii Daljirka Daawo

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Turkiga : Digniinta Deni baraarug ha u noqoto Beesha Caalamka

    0 shares
    Share 0 Tweet 0

Recommended

Madaxweynihii hore Farmaajo oo lagu qasbey in 3 bishan tago shirka Iskool Boliisiya

Madaxweynihii hore Farmaajo oo lagu qasbey in 3 bishan tago shirka Iskool Boliisiya

2 weeks ago
Gudoomiyaha Mucaaradka SH Sharif : Mucaaradka dulqaadkii wuu ka dhamaadey

Gudoomiyaha Mucaaradka SH Sharif : Mucaaradka dulqaadkii wuu ka dhamaadey

1 month ago
WOULD FARMAJO RESORT TO VIOLENCE LIKE HIS MENTOR ABIY AHMED?

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

5 days ago
Somalia’s Farmajo must break election deadlock, says US

Somalia’s Farmajo must break election deadlock, says US

2 months ago

Categories

  • Culture
  • Health
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Sports
  • Tacsi
  • warar
  • World
No Result
View All Result

Trending

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay
Health

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay

by bashka
April 12, 2021
0

Wasiirkii Gaadiidka Duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar Oo hadda kusugan Dalka Turkiga ayaa xilka Wasaaradaasi...

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

April 12, 2021
Maraykanka oo ku baaqay in heshiis deg-deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya

INTERNATIONAL PARTNERS STATEMENT ON PARLIAMENTARY ACTION LEADING TO EXTENSION Mogadishu, 12th April 2021

April 12, 2021
R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

April 12, 2021
WOULD FARMAJO RESORT TO VIOLENCE LIKE HIS MENTOR ABIY AHMED?

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

April 12, 2021

Highlights

R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

Daawo: Natiijada baaritaanka dilka guddoomiyihii degmada Hodan oo lasoo gudbiyay

Guddoomiyaha gobolka Bay oo ka badbaaday qarax is-miidaamin ah.

Farmaajo oo ogolaadey in shir lagu soo daro Xasan Sheekh & Sheekh Shariif

DHAGEYSO: Aqbaatii ugu dambeeysay ee Dagaalkii Somalida & Canfarta ee Gobolka Sitti

  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In