Dooda ka taagan Doorashada,ka dhaceysa Soomaaliya ka sokoow in la isku jilbo dhiganayo hadana waxaa taagan arin ubaahan in dadka qaar ay dib umilicsi ku sameeyaan.
Doorashada waxaa isku haya keliya Farmaajo iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo Heysta Xildhibaanada ugu badan Ee Golaha Shacabka.
Faarax SheekH C/qaadir iyo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo isku heyb ah ayey hadda umuuqataa in loolanka ugu badan ka dhex aloosan yahay.
Warqaad ayaa idiin soo gudbineysa waxyaabaha Doorashada la isku hayo iyo Cida Guuleysan karta Farmaajo iyo Xasan Sheekh Maxamuud.