Saturday, April 17, 2021
  • Login
MANABOLYO NEWS
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
MANABOLYO NEWS
No Result
View All Result
Home Health

Madax ka tirsan Gobolka banaadir ciidamadooda oo dhaawaceeyn Ardey iyo Macalimiintooda

bashka by bashka
March 2, 2021
in Health, News, Politics
0 0
0
Madax ka tirsan Gobolka banaadir ciidamadooda oo dhaawaceeyn Ardey iyo Macalimiintooda
8
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Agaasimaha Guud Ee Waxbarashada Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa wajahaya Fadeexad weyn kadib rasaas uu furay mar uu shalay tegay Iskuulka Maxamuud Mire.

Ilaa hadda lama oga waxa sababay Arintaas keentay in Agaasime C/raxmaan sidaas sameeyo,iyadoo weli laamaha amniga aysan ka Hadlin.

Labo Qof oo midkood Macalin Iskuulka wax ka dhigayey ayaa is buurasho ku dhaawacmay xilli ay ka cararayeen Rasaastii uu furay mas’uulkaan,muuqaal mobile-lagu duubay ayaana la arkayey isagoo rasaas riday Agaasimaha.

Maamulka Iskuulka Maxamuud Mire ayaa diiday inay faah faahino siiyaan Warbaahinta,iyagoo dhanka kale Madaxda sare ka dalbaday in tallaabadaasi uu qaaday Agaasimaha Waxbarashada G/Banaadir mid cadaalad lagu horgenayo dalbanayaan.

bashka

bashka

Related Posts

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay
Health

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay

April 12, 2021
Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado
Health

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

April 12, 2021
Maraykanka oo ku baaqay in heshiis deg-deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya
Health

INTERNATIONAL PARTNERS STATEMENT ON PARLIAMENTARY ACTION LEADING TO EXTENSION Mogadishu, 12th April 2021

April 12, 2021
Next Post
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho : Waa in DFS & Mucaaradka  xal deg deg ah ka gaaraan Doorashada

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho : Waa in DFS & Mucaaradka xal deg deg ah ka gaaraan Doorashada

DHAGEYSO: Doorashada Soomaaliya oo Labo Shakhsi Keliya Isku Heystaan

DHAGEYSO: Doorashada Soomaaliya oo Labo Shakhsi Keliya Isku Heystaan

Xasan sheekh live : Dictator kale ma ogolno

Xasan sheekh live : Dictator kale ma ogolno

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • United Nation ka oo soo fara geliyey Doorashada Soomaaliya

    United Nation live : Somalia – Security Council Open VTC

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Qudbadii ugu xasaasiyada badneeyd ebed uu jeediyey Madaxweyne Deni

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Afhayeenka Mucaaradka Daahir Geelle : Banaanbaxa wuu dhacayaa Jimcaha

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Live Musharaxiinta : 26 bisha Febraayo waa inoo goobtii Daljirka Daawo

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Turkiga : Digniinta Deni baraarug ha u noqoto Beesha Caalamka

    0 shares
    Share 0 Tweet 0

Recommended

Hogaanka mucaaradka oo ka hadley Cudurka caabuqa ee COVID -19

Hogaanka mucaaradka oo ka hadley Cudurka caabuqa ee COVID -19

1 month ago
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka baaqdey Baarlamaanka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka baaqdey Baarlamaanka

2 months ago
Warbixin : Heshiiska 17-kii September muxuu sheegayaa oo la isku heesto

Warbixin : Heshiiska 17-kii September muxuu sheegayaa oo la isku heesto

1 month ago
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti

1 month ago

Categories

  • Culture
  • Health
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Sports
  • Tacsi
  • warar
  • World
No Result
View All Result

Trending

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay
Health

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay

by bashka
April 12, 2021
0

Wasiirkii Gaadiidka Duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar Oo hadda kusugan Dalka Turkiga ayaa xilka Wasaaradaasi...

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

April 12, 2021
Maraykanka oo ku baaqay in heshiis deg-deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya

INTERNATIONAL PARTNERS STATEMENT ON PARLIAMENTARY ACTION LEADING TO EXTENSION Mogadishu, 12th April 2021

April 12, 2021
R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

April 12, 2021
WOULD FARMAJO RESORT TO VIOLENCE LIKE HIS MENTOR ABIY AHMED?

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

April 12, 2021

Highlights

R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

Daawo: Natiijada baaritaanka dilka guddoomiyihii degmada Hodan oo lasoo gudbiyay

Guddoomiyaha gobolka Bay oo ka badbaaday qarax is-miidaamin ah.

Farmaajo oo ogolaadey in shir lagu soo daro Xasan Sheekh & Sheekh Shariif

DHAGEYSO: Aqbaatii ugu dambeeysay ee Dagaalkii Somalida & Canfarta ee Gobolka Sitti

  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In