Saturday, April 17, 2021
  • Login
MANABOLYO NEWS
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
MANABOLYO NEWS
No Result
View All Result
Home News

Shaqaalihii Villa Somalia oo bilaabeeyn in ay is casilaan Shaqadoodii, si ay uga qeyb galaan Doorashada

bashka by bashka
March 3, 2021
in News, Politics
0 0
0
Shaqaalihii Villa Somalia oo bilaabeeyn in ay is casilaan Shaqadoodii, si ay uga qeyb galaan Doorashada
7
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wararka naha soo gaaraya Madaxtooyada Somalia ( Villa Somalia ), ayaa sheegaya in shaqaalaha Madaxtooyada ay bilaabeeyn in ay is casilaan kadib markii ay arkeeyn in Madaxweynihii hore Farjaabo awoodiisa yaraatey ayagoo u arkaya mustaqbalkooda in ay ka dheeraadaan Dowladii dhacdey 8 da bishii la soo dhaafey

Waxaa aad u yaraadey booqashadii xildhibaanada ku tagi jireeyn Villa Soomaaliya, ayagoo ka baqayaan in sumcad xumi kala kulmaan Rajiimkii waqtigiisii dhamaadey ee Farmaajo.

Arintaan ma aha mid hada bilaabantey waxaa isa soo tarayey bilooyinkii lasoo dhaafey in Madaxda Dalka ku qanacsaneeyn sida uu u wada siyaasada dalka Maxamed Farmaajo, taas oo keentey in uu lumiyo Maaamul goboleedyadii dalka, iyo siyaasiintii garab socdey Dowladii dhacdey

Hada arinta waxa ay kusoo biyo shubantay in Madaxweynaha warkiisii la waayo sida sharciga dhigaayana uusa awood wax ku magacaabo ama ku burito uusan sharciga u masaamaxeeyn sidaa dateed dadkii aaminsanaa ee Xildhibaanada u badnaayeen ayaa ka quusteeyn Madax adeega Farmaajo.

si kastaba ha ahaatee waxaa jiro dacwado lagu soo oogay Xili taliskii Farmaajo oo ugu dambeeysey Iskudaygii uu ku doonayey Raisulwasaarigii xilka iska casiley ee Kheyre iyadoo aduunka dhan laga eegayey ficilkaas foosha xun uu ku dhaqaaqey Madaxweynihii hore Farmaajo iyadoo laga yaabo in Maxkamada aduunka laga dacweeyo.

bashka

bashka

Related Posts

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay
Health

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay

April 12, 2021
Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado
Health

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

April 12, 2021
Maraykanka oo ku baaqay in heshiis deg-deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya
Health

INTERNATIONAL PARTNERS STATEMENT ON PARLIAMENTARY ACTION LEADING TO EXTENSION Mogadishu, 12th April 2021

April 12, 2021
Next Post
Diyaargaroowga Doorashada Dalka oo xoowli ku socota & Farmaajo oo doonaya inuu wadanka ka baxsado

Diyaargaroowga Doorashada Dalka oo xoowli ku socota & Farmaajo oo doonaya inuu wadanka ka baxsado

Warbixin : Heshiiska 17-kii September muxuu sheegayaa oo la isku heesto

Warbixin : Heshiiska 17-kii September muxuu sheegayaa oo la isku heesto

R/Wasaare Rooble oo awoodii la wareegey iyo Farmaajo & Mahdi Guleed oo noqdeyn howlgab

R/Wasaare Rooble oo awoodii la wareegey iyo Farmaajo & Mahdi Guleed oo noqdeyn howlgab

  • United Nation ka oo soo fara geliyey Doorashada Soomaaliya

    United Nation live : Somalia – Security Council Open VTC

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Qudbadii ugu xasaasiyada badneeyd ebed uu jeediyey Madaxweyne Deni

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Afhayeenka Mucaaradka Daahir Geelle : Banaanbaxa wuu dhacayaa Jimcaha

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Live Musharaxiinta : 26 bisha Febraayo waa inoo goobtii Daljirka Daawo

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Turkiga : Digniinta Deni baraarug ha u noqoto Beesha Caalamka

    0 shares
    Share 0 Tweet 0

Recommended

Daawo Sawirada Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Puntland oo Muqdisho soo gaara

Ciidamadii DFS & Kuwa Puntland oo laga saaray Xerada Afisiyooni maanta

2 weeks ago
Ra’iisul Wasaare Rooble oo dhagax dhigay Ballaarinta Isbitaal cusub

Ra’iisul Wasaare Rooble oo dhagax dhigay Ballaarinta Isbitaal cusub

2 months ago
Statement Issued by Chairperson of African Union Commission, United Nations Secretary-General

Statement Issued by Chairperson of African Union Commission, United Nations Secretary-General

2 months ago
Somali leaders to open poll talks as international pressure builds

Somali leaders to open poll talks as international pressure builds

4 weeks ago

Categories

  • Culture
  • Health
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Sports
  • Tacsi
  • warar
  • World
No Result
View All Result

Trending

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay
Health

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay

by bashka
April 12, 2021
0

Wasiirkii Gaadiidka Duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar Oo hadda kusugan Dalka Turkiga ayaa xilka Wasaaradaasi...

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

April 12, 2021
Maraykanka oo ku baaqay in heshiis deg-deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya

INTERNATIONAL PARTNERS STATEMENT ON PARLIAMENTARY ACTION LEADING TO EXTENSION Mogadishu, 12th April 2021

April 12, 2021
R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

April 12, 2021
WOULD FARMAJO RESORT TO VIOLENCE LIKE HIS MENTOR ABIY AHMED?

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

April 12, 2021

Highlights

R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

Daawo: Natiijada baaritaanka dilka guddoomiyihii degmada Hodan oo lasoo gudbiyay

Guddoomiyaha gobolka Bay oo ka badbaaday qarax is-miidaamin ah.

Farmaajo oo ogolaadey in shir lagu soo daro Xasan Sheekh & Sheekh Shariif

DHAGEYSO: Aqbaatii ugu dambeeysay ee Dagaalkii Somalida & Canfarta ee Gobolka Sitti

  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In