Saturday, April 17, 2021
  • Login
MANABOLYO NEWS
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact
No Result
View All Result
MANABOLYO NEWS
No Result
View All Result
Home Sports

Kooxda Manchester United oo ka badisey kooxda hogaamineeyso Horyaalka Ingiriiska

bashka by bashka
March 8, 2021
in Sports
0 0
0
Kooxda Manchester United oo ka badisey kooxda hogaamineeyso Horyaalka Ingiriiska
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ole Gunnar Solskjaer ayaa si gaar ah u amaanay weeraryahanka Manchester United Anthony Martial ka dib doorkii cajiibka ahaa ee uu ka qaatay guushii ay shalay ka gaareen kooxda Manchester City.

Red Devils ayaa soo gabagabeysay rikoodhkii guuldarro la’aanta ee deriskooda ka dib goolal ay u kala dhaliyeen Bruno Fernandes iyo Luke Shaw, inkastoo ay weli 11 dhibcood ka danbeeyaan kooxda hogaanka heysa ee CIty.

Martial ayaa la dhibtoonayay qaab ciyaareed xumo xilli ciyaareedkan isagoo dhaliyay kaliya afar gool horyaalka laakiin wuxuu Man United u keenay rigoore daqiiqadii ugu horeysay ee ciyaarta halka uu uu hanjabaad joogta ah ku hayay City ciyaarta oo dhan.

Solskjaer ayaa ku farxay saameynta uu Martial yeeshay kulankii Etihad wuxuuna rajeynayaa inay bilow u tahay inuu ku soo laabtay qaab ciyaareedkiisii hore.

“Waxaan qabaa in Anthony uu wacdarro dhigay maanta. Wuxuu ahaa Anthony-gii hore” ayuu Solskjaer u sheegay Sky Sports ciyaarta ka dib.

“Isbedel ayuu ku sameeyay qaab ciyaareedkiisa, wuuna ku dhegay, waxaana ka fekerayaa inuu saaka ahaa mid shaki ku jiray inuu ciyaari karo.

“Labo saacadood ka hor ciyaarta ilaa iyo waqtigii iskululeynta, ma hubin inuu dheeli karo iyo in kale. Waa fantastik. Si la mid ah ayay aheyd Luke Shaw.”

Markii la weydiiyay sababta Martial uusan sidaan oo kale ugu dheelin inta badan, Solskjaer ayaa ku jawaabay: “Waa kubada cagta, miyaysan aheyn? Dabcan maanta wuxuu dib u helay sidii uu ahaan jiray. Aad ayuu ugu xooganaa kubada.”

bashka

bashka

Related Posts

Arsenal ayaa guuldarro xanuun badan u saarisay kooxda Tottenham
Sports

Arsenal ayaa guuldarro xanuun badan u saarisay kooxda Tottenham

March 15, 2021
Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa barbardhac 0-0 ah ku kala baxay
Sports

Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa barbardhac 0-0 ah ku kala baxay

March 1, 2021
Dele Alli: Can playmaker help make Tottenham a force once more?
Sports

Dele Alli: Can playmaker help make Tottenham a force once more?

February 25, 2021
Next Post
Madaxweyne Deni & Madobe : Waxaan diidaneeyn siyaasada Madaxweynihii hore Farmaajo

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo shuruudo ku xeray

Ilaalada Madaxweyne Axmed madoobe oo soo gaareyn Muqdisho

Ilaalada Madaxweyne Axmed madoobe oo soo gaareyn Muqdisho

Madaxweyne Axmed Madoobe oo la kulmay hoobiyaal markii uu soo degey

Madaxweyne Axmed Madoobe oo la kulmay hoobiyaal markii uu soo degey

  • United Nation ka oo soo fara geliyey Doorashada Soomaaliya

    United Nation live : Somalia – Security Council Open VTC

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Qudbadii ugu xasaasiyada badneeyd ebed uu jeediyey Madaxweyne Deni

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Afhayeenka Mucaaradka Daahir Geelle : Banaanbaxa wuu dhacayaa Jimcaha

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Live Musharaxiinta : 26 bisha Febraayo waa inoo goobtii Daljirka Daawo

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Turkiga : Digniinta Deni baraarug ha u noqoto Beesha Caalamka

    0 shares
    Share 0 Tweet 0

Recommended

Ciidamada Boolska oo howlgal kusoo qabqabtey kooxo Burcad ah

Ciidamada Boolska oo howlgal kusoo qabqabtey kooxo Burcad ah

2 months ago
Odayaasha Dhaqanka Ceyr oo Madaxweynaha Hirshabeele ku wareejiyay Dad Ku Afduubnaa Guraceel

Odayaasha Dhaqanka Ceyr oo Madaxweynaha Hirshabeele ku wareejiyay Dad Ku Afduubnaa Guraceel

2 months ago
Madaxweyne Farmaajo oo isugu yeerey Maamul goboleedyada & Banaadir

Farmaajo oo saaxiibadii u sheegeeyn inuu is casilo kadib markii awoodiisa yaraatey

1 month ago
Taliyaha Booliska (Xijaar) ayaa sheegay in falkii Iakuulka Xamar lagu bur buriyay  uusan Taliska waxba kala socon

Taliyaha Booliska (Xijaar) ayaa sheegay in falkii Iakuulka Xamar lagu bur buriyay uusan Taliska waxba kala socon

2 months ago

Categories

  • Culture
  • Health
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Sports
  • Tacsi
  • warar
  • World
No Result
View All Result

Trending

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay
Health

Wasiir Oomaar Oo iska diiday Xilkii Shalay R/wasaare Rooble u magacaabay

by bashka
April 12, 2021
0

Wasiirkii Gaadiidka Duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar Oo hadda kusugan Dalka Turkiga ayaa xilka Wasaaradaasi...

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

Breaking News : Golaha aqalka sare oo laadey go’aankii golaha shacabka diideyna in waqti lagu darsado

April 12, 2021
Maraykanka oo ku baaqay in heshiis deg-deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya

INTERNATIONAL PARTNERS STATEMENT ON PARLIAMENTARY ACTION LEADING TO EXTENSION Mogadishu, 12th April 2021

April 12, 2021
R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

April 12, 2021
WOULD FARMAJO RESORT TO VIOLENCE LIKE HIS MENTOR ABIY AHMED?

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

April 12, 2021

Highlights

R/Wasaarihii hore Kheyre oo runta u sheegey Madaxweynihii hore DFS Farmaajo

War degdeg ah : Mucaaradka oo ku dhawaaqi doono Dowlad cusub

Daawo: Natiijada baaritaanka dilka guddoomiyihii degmada Hodan oo lasoo gudbiyay

Guddoomiyaha gobolka Bay oo ka badbaaday qarax is-miidaamin ah.

Farmaajo oo ogolaadey in shir lagu soo daro Xasan Sheekh & Sheekh Shariif

DHAGEYSO: Aqbaatii ugu dambeeysay ee Dagaalkii Somalida & Canfarta ee Gobolka Sitti

  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • News
  • Politics
  • Sports
  • National
    • Culture
    • Opinion
  • Health
  • Tacsi
  • Contact

© 2021 manabolyo.com. - Latest news from Somalia | All Rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In