Garabka warbaahinta Ururka Al Shabaab ayaa maqribnimadii Caawa waxay baahiyeen Sawirro ay kasoo qaadeen dagaalkii sabtidii ka dhacay Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Dagaalkaasi ayaa hore waxay Dawlada usoo bandhigtay Sawirro meydad la sheegay in Al Shabaabkii dagaalamayey Ahaayeen.
Al Shabaab ayaa dhankooda gaadiid Cabdi bileyaal ah oo ay qabsadeen sawirradooda soo bandhigay.
y.








