Saturday, July 4, 2020

Soomaaliya oo soo daad gureysay muwaadiniin ku xayirnaa dalka Kenya

Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday in ay dalka dibaddiisa ka soo daadguraysato muwaadiniinteeda in ka badan bil ugu xayirnaa howlaha...

Dr Gaboose oo u xuubsiibtey Taqasuskiisii Caafimaadka waxa uuna ka hadley cudurka

Dr Gaboose ayaa kasoo shaqeeyey Dowladii Kacaanka asagoo mar uu noqdey dhaqtarka qaaska ee Madaxweyne Siyaad Bare markii dambana noqdey mucaaradkii SNM

Nasashada Jimcada iyo heestii korona codkii Khadiijo Foodey

https://youtu.be/yDG0F2oD5go

Xaaladihii u dambeeyay ee Covid 19 Somalia 8 ta MAY 2020

https://youtu.be/QPaZomFB-Cc

WATCH | Faithful undeterred at Ramadan, even as virus spreads in Somalia

Adan Abdullahi knows that visiting the mosque for evening prayers is forbidden. There is a curfew in place in the Somali capital,...

Shiinaha oo soo gaarsiiyay shacabka Soomaaliyeed gargaarka caafimaad

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Jamhuuradda dadka Shiinaha ay ka guddoontay agab caafimaad oo looga hortagayo cudurka Coronavirus, kadib markii ay sii...

Qaar ka mid ah wasiirada Puntland oo durba codsatey qalabka Neefsiga (Ventilator)

6 kamid ah xubnaha Golaha Wasiiradda ee Puntland iyo Masuuliyiin katirsan laamaha kale ee Dawladda ayaa la xaqiijiyey in uu kudhacay caabuqa...

Turkey delivers 3rd batch of medical aid to Somalia

Two Turkish military airplanes carrying a third batch of medical supplies to help Somalia fight coronavirus arrived in the capital Mogadishu on...

Xaaladihii u dambeeyay ee Covid 19 Somalia 5 ta MAY 2020

Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in gobalka Banaadir, Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland, laga diiwaan geliayay xaalado cusub oo COVID-19...

HOT NEWS

Latest news