Saturday, July 4, 2020

Sheek Sharif oo la qabo fikirka Puntland ee Matalaada Aqalka sare

Sida ay sheegayaan ila muhiim ah oo lagu kalsoonaa karo ayaa sheegya in Madasha Xisbiyada Qaranka lagu kala tagay ka dib markii...

Xasuustii Macalin Afrax cali Muudeey aan ku nasano maanta

Afrax cali muudey waxa lagu xasuustaa xeligii Ciyaaraha Gobolada Dalaka asagoo u safety Naadiyada Jeenyo iyo Badda. Afrax waxa...

Gudoomiye Cumar Flish: Wax ka yar maamul goboleed doonimeeyno xaq ayaan u leenahnay

Cumar Filish oo dibad baxayaasha kula hadlayay Isgoyska KM4 ayaa sheegay Muqdisho aan in muddo ah wax matalaad siyaasadeed laheyn, sidaas darteed...

BANAANBAXYADII DOWLADA LOOGA SOO HORJEEDEY OO XOOGEESTEY

Banaabaxyadaan ayaa aad u sii xoogeestey iyadoo laga cabsi qabo in uu ku baaho Gobolada Dalka Magaalada Muqdisho...

DEG DEG CIIDANKA fARMAAJO OO XABADO U ISTICMAALEY SHACABKII BANAANBAXAAYEY MAANTA

Banaanbaxyo iska soo horjeeda ayaa maanta ka dhacey meelo badan oo ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir. Banaanbaxii ugu horeeyey...

Farmaajo oo jebiyey amarki Wasaarada caafimaadka ee cudurka CronoVirus amerò in la qabto banaanbax

Waxaa saakay banaan bax aad u weyn uu soo abaabulay maamulka gobolka Banaadir ka socdaa qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, banaan baxan ayaana ah...

Gudiga oo beeniyey in 4.5 Laguma qeybinayo 7 xubnood

Senetor Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah guddiga isku dhafka labada aqal ee loo igmaday diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka doorashooyinka qaranka...

Shir qarsoon oo ay Dowlada & Beesha Mudulood ku yeesheen Villa Somalia

Sida aan xogta ku helnay, kulanka oo ahaa mid dhinacyada Albaabada u xiran yahay ayaa diiradda lagu saaray maqaamka Muqdisho go’aanka ka...

Dibi dhiskii Tiyaatarkii Qaranka Soomaaliyeed oo dhamaadey “Daawo”

Halkaan ka daawo muuqaal kooban oo ku saabsan kormeerkii aan maanta ku tagnay Tiyaatarka Qaranka. https://www.facebook.com/abdirahmanduale.beileh/videos/248074623280941/

Prof Yaxye Caamir : Aniga, Farmaajo & Kheyre kursigeena ma yaalo Banaadir

Ayax tag eedna reeb waa maahmaah soomaaliyeed taas oo aan ula jeedo in la doonayo in la abuuro colaad hor leh oo...

HOT NEWS

Latest news